Fadhi xaddidan ayaa Furan

Tababarka Diyaarinta Imtixaanka Seminar

Ku biir tababarkan oo ay hogaaminayaan khubaro dhanka waxbrashada ah waxay soo jeedin donaan talooyin guud oo ka anfaci doonna imtixaanka soo aadan inshallah.

Exam Preparation Seminar

Seminarka - aplusset - Sanadka 2025

Duration: 4 hours • With Dr. Emily Chen

Xoga dherad kusaabsan Seminar-ka

Taariikh & Waqti

May 29-30, 2025 • 7:00 AM - 11:00 AM

Goobta

Jamacada Zam Zam main campus

Waxaad Baran Doontaa
  • Farsamooyin Waxa aqrin ee maadooyinka guud ahaan
  • Maareynta waqtiga marka diyaarinaeyso imtixaanka
  • Sida isaga bi'in leheed walwalka aad ka qabto imtixaan
  • Sida ugu wanaagsan ee loo isticmaalo alaabaha Aplusset si aad u siyaadiso xaddiga baasitaanka madooyinkaaga
Waxa Labixin doonaa
  • Buugga imtixaanka lagu galo oo toos ah si aad usii tijaabiso
  • Qalabka Aplusset hal box
  • Inaad heleeso pdf yo oo talooyinka lajeediyey ku qoran yihiin
  • 10% Qiimo dhimis oo aad ku helayso alaabaha Aplusset

Jaro Tigidhkaaga

Xaqiiji booskaaga seminar-ka soo socda

Tiraka Ticketada: 1
Wadarta Guud:$0.00

Fadlan Xogta kore buuxi si aad ujarato tikidhka aad kusoo gali leheed seminarka

Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo

Ma heli karaa lacag celin haddii aanan imaan karin?

Haa, lacag celin buuxda ayaa la heli karaa ilaa 48 saacadood ka hor seminarka.

Seminar-ka ma la duubi doonaa?

Haa, waxaad heli doontaa duubista 30 maalmood kadib seminarka.

Sideen ugu biiri karaa seminarka qaab online ah?

Maya , online seminar majiri doono waa irl intraction oo lagu qaban doono hole

Maxaa qalab ah oo aan u baahanahay?

Kaliya buug iyo qalin. oo aad note ku qaadatid seminarka meesha laga jeedinayo si aad oga faaido una xasuusnaato